Dowlada federaalka oo ciidan Kumandoos ah u dirtay xadka Somalia & Kenya (Sawirro)

Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo hor leh ka dejisay degaano ka tirsan Gobolka Gedo, kuwaasoo la sheegay inay ka mid noqon doonaan Ciidamada ilaalinaya Amniga xaduudka Soomaaliya iyo Kenya. Ciidamada oo ka tirsan Guutada 17aad ee Kumandooska Gorgor  ayaa  ka degay  Garoonka Dayuuradaha Degmada Dollow, waxaana la sheegay inay ku wajahan yihiin degaananda xadka degmooyinka Beled … Continue reading Dowlada federaalka oo ciidan Kumandoos ah u dirtay xadka Somalia & Kenya (Sawirro)